Raisul Wasaare Khayre oo amarkii ugu horeeyey ka bixiyey Garoowe

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii shalay ee magaalada Garowe waxay isla garteen in la sii daayo maxaabiis Soomaliyeed oo ku xiran xabsiyo ku yaalla magaaladaasi. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa waxa uu sheegay in Khayre uu amar ku bixiyay sidii loo sii deyn lahaa maxaabiistaasi, kadib markii ay ka wada hadleen isaga … Continue reading Raisul Wasaare Khayre oo amarkii ugu horeeyey ka bixiyey Garoowe